sani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax urin (xoolo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sani ↴
maahsani [m.dh]
ld maahsanaan.
saanifad [m.dh]
ld saniifad.
mahadsanid [Erey Dareen | Exclamation]
Erey qofkii wax wanaagsan sameeya lagu yiraahdo, isaguna uu kolkaas yiraahdo: “Adaa mudan!”.
saniifad [m.dh] (-do, m.l)
Gabal maro ah oo lagu tolo maro kale oo ka midab duwan. ld saanifad.
sanin [m.f.dh]
eeg sani.
sanis [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: ugaar halis horay uga baxsatay oo fiigsan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg