sannaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Si joogto ah u qaylin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sannaar ↴
sannaari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka s.: nafley ka qaylisiin. 2. Ka s.: wax ka dhawaajin.
sannaarid [m.f.dh]
eeg sannaar.
sannaarin [m.f.dh]
eeg sannaari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg