sannifaad
(m.dh)1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa-naaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sannifaad ↴
sannif [m.l]
1. Gabay iwm oo la curiyo. 2. Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf-sanayn. ld sannifaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg