saqaf
(m.l) (-fyo, m.dh)ld saanqaaf.
saqaf
(m.dh) (-fo, m.l)Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saqaf ↴
saanqaaf [m.l] (-fyo, m.dh)
Dedka sare ee aqalka. ld saqaf.
garsaqaf [m.l]
Gar dhuuban oo daamanka ku dha.
mundul [m.l] (-llo, m.dh)
Aqal wareegsan oo inta badan dhis iyo dhoobo ka samaysan oo leh saqaf dhis iyo caws ah oo kor u fiiqan. ld muddul, mundulle.
sambuusi [m.l]
1. Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo. 2. Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay. ld sambuus, sambuuse.
sandal [m.l]
1. Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha. 2. Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.
saqafayn [m.f.dh]
eeg saqafee.
saqafaysad [m.l]
ld saqafaysasho.
saqafaysasho [m.f.dh]
eeg saqafeyso. ld saqafaysad, saqafaysi.
saq [m.dh]
1. Hurdo dheer. 2. Habeen bar.