saqajaan
(m.l) (-nno, miin, m.dh)

1. S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon. 2. Xishoon la'ahaanshada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saqajaan

baqtijiid [m.l]
Qof saqajaan ah oo aan waxba ka xishoon. ld bakhtijiid¹.

dhabayoco [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Dh. ah: qof saqajaan ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg