saraadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax dhici doona mala-awaalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saraadi ↴
durraamo [f.g/lg3] (-aantay, -aamatay)
1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
saraadid [m.f.dh]
eeg saraad².
saraadin [m.f.dh]
eeg saraadi. ld saraadis.
saraadis [m.l]
ld saraadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg