saraadid
(m.f.dh)eeg saraad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saraadid ↴
saraad [m.dh]
1. Wax dhici doona oo la sii sheego. 2. Calaamado iyo dhacdooyin tus-meeya wax dhici doona.
saraad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg