sawirle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof aaladda wax sawirta ku shaqeeya oo aqoon u leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sawirle ↴
sawir [m.l] (-rro, m.dh)
1. Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta. 2. Qof aan caqli lahayn; nacas.
sawir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg