seben
(m.l)

ld saman.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seben

beri [m.l]
1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda. 3. B.ga: maanta.

casri [m.l]
1. Sebenka markaa la joogo. 2. C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg