sedo
(m.dh) (-ooyin, m.l)ld sado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sedo ↴
gabbaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
sado [m.dh]
Canshuur la siiyo boqorrada. ld sedo.
se [Xiriiriye | Conjunction]
Erey kala xiriir fura laba tixood, wuxuuna gadaal uga nudmi karaa xiriiriyaal kale sida “amase”, “laakiinse”, iwm. Tus. “Adigu bax aniguse waan joogayaa”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg