seeran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan ahaansho. 3. Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeran

seernaan [m.f.dh]
eeg seeran. ld seernaansho.

seer [m.l]
1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa. 2. Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).

seer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn. 2. Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg