seeriwale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeriwale

siiriwale [m.l]
ld seeriwale.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg