seylad
(m.dh) (-do, m.l)

ld saylad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seylad

saylad [m.dh] (-do, m.l)
1. Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac-siga ah lagu kala beddesho. 2. Suuq xoola-ha lagu kala iibsado. ld seylad, siilad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg