shaafi
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaafi

igtishaafid [m.f.dh]
eeg igtishaaf².

mad-hab [m.dh] (-bo, m.l)
(dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab.

qaqashaafid [m.f.dh]
eeg qaqashaaf.

qashaafid [m.f.dh]
eeg qashaaf². ld qashaaf¹.

shaafici [m.l] (-ciyaal, m.l/dh)
Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.

shaafici [m.dh]
Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.

shaafii [m.dh]
Duco carabi iyo soomaali isugu jirta oo ardayda quraanku maqribkii akhriyaan. ld shaafiin.

shaafiin [m.dh]
ld shaafii.

shaafiyid [m.f.dh]
eeg shaafi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg