shaafici
(m.l) (-ciyaal, m.l/dh)

Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.

shaafici
(m.dh)

Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaafici

mad-hab [m.dh] (-bo, m.l)
(dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab.

shaafi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg