shaafiin
(m.dh)ld shaafii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaafiin ↴
shaafii [m.dh]
Duco carabi iyo soomaali isugu jirta oo ardayda quraanku maqribkii akhriyaan. ld shaafiin.
shaafi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg