shaalid
(m.f.dh)eeg shaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaalid ↴
baashaalid [m.f.dh]
eeg baashaal². ld baashaal¹ (2).
shaal [m.l] (-lal, m.l)
1. Go'la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir. 2. Aliindi.
shaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg