shaandhayn
(m.f.dh)eeg shaandhee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaandhayn ↴
fayras [m.l] (-syo, m.dh)
(daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
fiindhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-dheeyay, -dhaysay)
1. Sabuul qob ka qaadid. 2. Wax kala shaandhayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg