shaaraq
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)S. ah: Qalidda neef ishkin ah la qalo waqti abaar ah si hilibkiisa looga ganacsado.
shaaraq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)Neef ishkin ah, waqti abaar ah qalasho si hilibkiisa looga ganacsado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaaraq ↴
shaaraqasho [m.f.dh]
eeg shaaraqo.
shaaraqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qaday, -qatay)
Neef ishkin ah waqti abaar ah qalasho.
shaariqid [m.f.dh]
eeg shaaraq².
shaar [m.l] (-rar, m.l)
Hu'si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg