shaasho
(m.dh)

Cudur ka yimaad nadaafad xumada oo waxyeeleeya carruurta iyo naagaha ummulaha ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaasho

carshaasho [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2. Timir aan aad u bislaan.

shaashee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -sheysay)
Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.

shaashoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld shaa-show.

shaashoobid [m.f.dh]
eeg shaashow. ld shaa-shood.

shaashood [m.l]
ld shaashoobid.

shaashow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.

xarshaasho [m.dh]
Carsaanyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg