shaashoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)ld shaa-show.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaashoo ↴
shaashoobid [m.f.dh]
eeg shaashow. ld shaa-shood.
shaashood [m.l]
ld shaashoobid.
shaashow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.
shaash [m.l] (-shash, m.l)
1. Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm. 2. Masar sida badan xariir ah, midabbo badan leh oo dumarku madaxa ku xirtaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg