shaashsaar
(m.l)

Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.

shaashsaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaashsaar ↴

shaashsaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Gabadh la aroosay oo la shaash saaray ahaansho.

shaashsaarid [m.f.dh]
eeg shaashsaar². ld shaashsaaris.

shaashsaaris [m.dh]
ld shaashsaarid.

shaashsaarnaan [m.f.dh]
eeg shaashsaaran. ld shaashsaarnaansho.

shaashsaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shaashsaar-naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg