shaashsaaris
(m.dh)

ld shaashsaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaashsaaris ↴

shaashsaarid [m.f.dh]
eeg shaashsaar². ld shaashsaaris.

shaashsaar [m.l]
Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.

shaashsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg