shabbaax
(m.l)1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.
shabbaax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shabbaax ↴
shabbaaxid [m.f.dh]
eeg shabbaax².
shabbaaxtamid [m.f.dh]
eeg shabbaaxtan². ld shabbaaxtan¹.
shabbaaxtan [m.l]
Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid.
shabbaaxtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg