shafid
(m.dh)eeg shaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shafid ↴
shaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.
shaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Geedo iwm jarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg