shafshafayn
(m.f.dh)eeg shafshafee. ld shaf-shafo (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shafshafayn ↴
shafshafo [m.dh]
1. (-ooyin, m.l) Cad xayr ah oo inta la kululeeyo nabar ama meel bugta lagu dhayo. 2. Hanti la siiyo qof dhaawac la gaarsiiyey. 3. ld shafshafayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg