shaxyaqaan
(m.l)

Qof ciyaarta shaxda aad u yaqaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxyaqaan

shaxyaqaannimo [m.dh]
Wax shax yaqaan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg