sheekee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-keeyay, -kaysay)Qof, sheeko sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sheekee ↴
qasiido [m.dh] (-ooyin, m.l)
(dii.) Maanso diimeed, lagu ammaano ama lagaga sheekeeyo shaqsiyaad gaar ah oo diinta Islaamka magac iyo maamuus ku leh.
sheekayn [m.f.dh]
eeg sheekee. ld sheekays.
waranweyro [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. War iska soo daba dhacaya. 2. War in la qariyo laysku ogaa ama ku habboonaa oo dibbadda loo saaro, oo dadka looga sheekeeyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg