shidan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.
shidan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Nal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shidan ↴
bas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Wax shidan dambas noqosho. 2. Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.
dambasyaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. D. ah: dhagax weyn oo dhardhaar laga dhigto. 2. Qori weyn, qallalan oo muddo badan la shidan karo.
qaxan [m.l]
1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.
shidmid [m.f.dh]
eeg shidan¹.
shidnaan [m.f.dh]
eeg shidan². ld shid-naansho.
shid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg