shoob
(m.l)1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.
shoob
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Cid mardaadiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shoob ↴
haashaar [m.l]
Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi. shoob, mardaadi
laalacshoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshow². ld laalacshow¹.
firshoobid [m.f.dh]
eeg firshow.
qashoobid [m.f.dh]
eeg qashow.
rabshoobid [m.f.dh]
eeg rabshow.
shaashoobid [m.f.dh]
eeg shaashow. ld shaa-shood.
shoobid [m.f.dh]
eeg shoob².
xarrago [m.dh]
1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg