shood
(m.dh) (-do, m.l)

Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shood

umashood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
ld umlid.

beeg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosi. beegaal heerkul cadaadis (B.H.C.) m.l (fiis.) (B.H.C.) Beegalka heerkulka iyo cadaadiska oo hore loo odhan jirey heerkulka iyo cadaadiska caadiga ah, waa xaaladda beegaal ee loo adeegsado furfurista xisaabeed ee xaddiyada isla beddela heerkulka iyo cadaadiska, marka la is barbar dhigayo astaamaha neefaha. Xaaladdaasi waa marka heerkulka yahay (273.15 K ama 0øC) iyo cadaadis (760 mm Meerkuri ah).

beego [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Suus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.

camashood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg camashoo.

ciishood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg ciishoo.

daanshood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg daanshoo.

gabshood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg gabshoo.

hawshood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg hawshoo.

huruushood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg huruushoo.

maashood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg maashoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg