shushubin
(m.f.dh)eeg shushubi. ld shu-shubis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shushubin ↴
shushubis [m.l]
ld shushubin.
shushub [m.l]
1. Dabaadiga guga xilli roob aad u badani ka da'o gobollada koonfureed gaar ahaan jubbooyinka. 2. Shulshul. 3. Sh. ah: cadar, saliid iwm oo waxyaabo la isku dardaray ka kooban.
shushub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Maro iwm dacalkeeda shulshul u yeelid. 2. Hoore weel ku gedgeddin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg