siic
(m.l)1. Dhega-adeyg. 2. Dhib ku jirid; rafaadsanaan. 3. Yasid.
siic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)1. Dhega-adeyg muujin. 2. Dhibkujir. 3. Yas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siic ↴
siicid [m.f.dh]
eeg siic².
siicley [m.dh]
Haweenay dhega-adag.
siiclow [m.l] (-wyo, m.dh)
Wiil dhega-adag.
si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg