siiq
(m.dh)

Geed dheer oo webiyada agagaar-kooda ka baxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siiq

dhasiiq [m.l]
Bakhayl.

qeydin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ul weyn; siiqe. 2. Ul yar; dhenged.

siiqe [m.l] (-qayaal, m.l/dh)
Ul dheer oo xooggan.

si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg