siriqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley). 2. Xarig siriq leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siriqsan ↴
siriqsanaan [m.f.dh]
eeg siriqsan. ld siriq-sanaansho.
siriqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld siriqsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg