sirqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirqi

sirqid [m.f.dh]
eeg siriq².

sirqin [m.f.dh]
eeg sirqi. ld sirqis.

sirqis [m.l]
ld sirqin.

sir [m.dh]
(asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.

sir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid khiyaamayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg