sirqo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Qof aad u duqoobay oo tabar dhigay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirqo ↴
dukhuun [m.l] (-uumo, m.dh)
Dad ama xoolo aad u gaboobay oo tabar dhigay; sirqo.
sirqoobid [m.f.dh]
eeg sirqow.
sirqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Sirqo noqosho.
sir [m.dh]
(asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.
sir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid khiyaamayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg