socdaalid
(m.f.dh)

eeg socdaal². ld sadcaalid, sodcaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh socdaalid

aad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid. 2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid. 3. (f.mg) Ku ?a.: cunto cabid iwm cid ku filnaan. 4. (f.mg) Ku ?a.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid. 5. (f.mg) Ku ?a.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tusaale: “Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday”.

kicitin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Meel u socdaalid.

sadcaalid [m.dh]
ld socdaalid.

safar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fray, -fartay; -fri)
1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.

sodcaalid [m.f.dh]
ld socdaalid.

socdaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Safar meel fog lagu aado. 2. S. ah: qof safar ah. ld sadcaal¹, sodcaal¹.

socdaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal², sodcaal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg