soon
(m.l)

1. Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii. 2. Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad. 3. Qadoodi.

soon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Soon gudasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soon

faaddir [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-riin, m.dh)
Bil soon nin aan soonayn.

faaddirad [m.dh]
Bil soon haweenay af-furan.

daaf [m.l]
(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.

ogsoon [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Cid wax ka war haysa ahaansho.

ogsoonaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ogsoon. ld ogsoonaansho (2).

ogsoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ogsoonow. ld ogsoonaan.

ogsoonow [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-naaday, -naatay)
Arrin xogteeda wax la socda noqosho.

saangur [m.dh]
ld soongur.

waddac [m.l]
1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.

affur [m.l]
1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. ld affurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg