suulalgoys
(m.dh)

Carsaanyo. ld suulgoys.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suulalgoys

carsaanyo [m.dh]
Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.

suulgoys [m.dh]
ld suulalgoys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg