suuldaaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuldaaran

suuldaar [m.l]
1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.

suuldaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg