suulgoranyee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yesay)Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suulgoranyee ↴
suulgoranyayn [m.f.dh]
eeg suulgoranyee. ld suulgorayayn.
suulgorayee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yesay)
ld suulgoranyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg