tumid
(m.f.dh)eeg tun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tumid ↴
yabaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tumid).
raawi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Bir si ay u simanto garaacid. 2. (f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.
buunshabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Badar si buunshaha looga saaro tumid.
dhabbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
dhengedee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Cid dhengad ku tumid.
gaw [m.dh]
1. Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an. 2. (sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld go.
gawsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka g.: wax tumid. ld gaw (2.
hilbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Wax cad-cad u googoyn. 2. Neef qalid. 3. Qof tumid ilaa uu jilco.
hilbeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
jaf [m.l]
1. Garaac; tumid. 2. Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco). 3. Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.