wadar-xigsineed
(m.dh) (-dyo, m.dh)

(xis.) Wadar xigsineedka fansaar ee dhawr doorsoome, f(x1, x2, x3,...) waa fansaarka ku siinaya wadarta tibxaha (df/dx2) dxi taas oo i ay u dhexayso 1 ilaa n.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadar-xigsineed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg