xaarin
(m.l) (-nno/-immo, m.dh)

Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.

xaarin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xaari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaarin

xaarsiin [m.dh]
ld xaarin.

xaarxaarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaarxaari.

masaf [m.dh] (-fo, m.l)
Saxan weyn oo caw, qabo iwm laga tolay, oo badarka la tumay lagu hufo; xaarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg