xabbadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)1. Cid xabbad ku ridid. 2. Wax hal hal ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbadee ↴
xabbadayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbadee.
xabbad [m.dh]
1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2. Cudur dadka ku dhaca; waraabow. 3. Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg