xarako
(m.dh)1. (-dyo, m.dh) Dhaqdhaqaaq. 2. ld xarakaad, xarakad. Shaqallo loo yeelo xuruufta carabiga. 3. Xiiso; farax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarako ↴
shaqal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qlay, -qashay)
1. Wax shaqal ku qurxin. 2. Xuruuf carabi ah xarako u yeelid. 3. Dhiil, haruub iwm maro ku dahaarid.
xarakaad [m.l]
ld xarako (2).
xarakad [m.dh]
ld xarako (2).
xarakaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Xarako loo yeelay.
xarakee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
Xarako u yeelid.
xarakeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Far wax xarako loo yeelay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg