xiidxiito
(m.dh)ld xidinxiito.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiidxiito ↴
xidinxiito [m.dh]
1. Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh. 2. X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg