xiin
(m.l)

1. Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta. 2. Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.

xiin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iimay, -iintay; -iimi)

1. Aad u ordid. 2. Matoor baabuur iwm dhawaaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiin

raxiin [m.l]
1. Magacyada Eebbe mid ka mid ah. 2. R. ah: qof naxariis badan. ld raxiim.

xiimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax xiin ka keenid. 2. Wax aad u ordisiin.

xiimid [m.f.dh]
eeg xiin².

xiinto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Webiyada, durdurrada iwm meelaha biyadhaca ah oo xiinka sameeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg