xiinto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Webiyada, durdurrada iwm meelaha biyadhaca ah oo xiinka sameeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiinto

xiin [m.l]
1. Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta. 2. Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.

xiin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
1. Aad u ordid. 2. Matoor baabuur iwm dhawaaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg